Home Wararka Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Aqoonyahanka...

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Aqoonyahanka Gobolka Awdal Gudoonsiiyeen Shahaado-Sharaf .

11
0

 

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Borama lagu Gudoonsiiyay Shahaado-sharaf .

Shahaado-sharaftan oo ay bixinayeen Aqoonyahanka Reer Awdal ayaa waxaa sidoo kale la gudoonsiiyay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxman Saylici iyo Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka

Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay Magaaladii uu wax ka bartay in maanta lagu siiyo shahaado sharaf .

 

 Capture

Capture IMG_9352 IMG_9353 IMG_9354 IMG_9369 IMG_9370 IMG_9371 IMG_9372 IMG_9374 IMG_9381 IMG_9383 IMG_9386 IMG_9390 IMG_9391 IMG_9392 IMG_9393 IMG_9394 IMG_9395 IMG_9399 IMG_9405 IMG_9408 IMG_9410 IMG_9411 IMG_9413 IMG_9415 IMG_9421 IMG_9423 IMG_9431 IMG_9433 IMG_9437 IMG_9441 IMG_9444 IMG_9447 IMG_9451 IMG_9464 IMG_9470 IMG_9474 IMG_9484 IMG_9487 IMG_9489 IMG_9495 IMG_9497

 

Gudoomiyaha Oo La Gudoonsiinayo Shahaadada Sharafta .

Khudbadii Gudoomiyaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here