Home Wararka Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Cayimidda Maalinka Doorashadu Dalka Ka...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Cayimidda Maalinka Doorashadu Dalka Ka Dhacayso,Khilaafka Ka Dhex Qarxay Wadamada Khaliijka Iyo Go’aanka Xukuumaddu Ka Qaadatay Iyo Dhibaatooyinka Ay Ciidamada Liyuu Booliska Iyo Jabuuti Ku Hayaan Shacabka Somaliland

9
0

Hargeysa(UCID-Media Group ) Guddoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay cayimidda maalinka ay doorashadu dalka ka dhacayso oo madaxwayne Siilaanyo qalinka ku duugay,khilaafka ka dhex qarxay wadamada Khaliijka iyo waliba go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka qaadatay ee ay kula safatay xulufada Sucuudiga iyo Imaaraadka.

Sidoo kalena Guddoomiye  Faysal Cali Waraabe waxa kale oo uu ka hadlay dhibaatooyina ay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Somalida Itoobiya iyo ciidamada Jabuuti ku hayaan shacabka Reer Somaliland ee safarada ku jira.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here