Home Wararka Guddoomiyayaasha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI, Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Cabdiraxman Cirro...

Guddoomiyayaasha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI, Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Cabdiraxman Cirro ayaa hadda Warbaahinta kula hadlaya Hargaysa.

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Gudoomiyayaasha Xisbiyada UCID Iyo WADDANI, Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Cabdiraxman Cirro ayaa hadda Warbaahinta kula hadlaya Hargaysa.

Guddoomiyayaasha xisbiyada Mucaaridka Somaliland Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro oo hadda shir jaraa’id wadajir ah ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa madaxweyne Biixi ku eedeeyay in Loollankii Doorashada uu ka dhigey mid qabyaaladdeed.

“Caalamkii ayuu ku yidhi laba nin oo isku reer ah ayaa i haysta” sidaas waxaa yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

“Maalintaan Caarre kala hadlaayay wuxuu igu yidhi cirka hasoo dumiso Habaryoonis” Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here