Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukumada Ku Eedayay Inay Ku Fashilmeen Xalka U...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukumada Ku Eedayay Inay Ku Fashilmeen Xalka U Helida Deegaanka Ceel-afwayn

12
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Sheegay In Xukumadu Ku Fashilantay In Ay Xal Waara U Hesho Deegaanka Ceel-afwayn Iyo Arimo Kale Oo Xasaasi Ah. Ma Uu Maanta Ka Hadlay Qalin Jabinta Jaamacada New Generation Ee Magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here