Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Magacaabay Xubintii Xisbiga Ee Komishanka Doorashooyinka.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Magacaabay Xubintii Xisbiga Ee Komishanka Doorashooyinka.

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga UCID ayaa dib u soo magacaabay xubinta xisbiga ucid u metali doonta guddida doorashooyinka qaranka Somaliland Cabdifataax Sh Ibraahim Xasan oo hore uga mid ahaa Guddida doorashayooyink.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here