Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Madal Ka...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Madal Ka Hadlayey Ayaa Sheegay In Shacabka Somailand 70% Ay Ku Jiraan Xaalad Faqri Ah Oo Saddexdda Wakhti Hal Mar Ay Wax Cunaan. …….

13
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaa Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadleyey Madal Ilyartu Isqabatey Ayaa Sheegey In Hisiiskii Saddex Geesoodka Ahaa Inuu Madaxweynu Qodoba Badab Ka Gowsaa Adeygey ..

Geesta Kale Guddoomiyaha Ayaa Sheegay In Shacabka Somailand 70% Ay Ku Jiraan Xaalad Faqri Ah Oo Saddexdda Wakhti Hal Mar Ay Wax Cunaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here