Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Kulan Degdeg Ah

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group ) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Ku Gacan Saydhay Dalabka Madaxwey Biixi Oo Ugu Baaqay Guddoomyayaasha Xisbiyada Mucaaridka Ah Kulan Degdeg Ah

Waa Nasiib Daro wayn In Qofka Madaxda Ah Uu Afkiisa Iyo Uurkiisu Is Yeelan waayo Waa Nasiib daro wayn’ Madaxwayne Muuse Labadaas sano Dalka Hayay Qudbaduhuu Akhriyo Iyo Ficilkiisi Isma Leh. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe.

“Muuse Madaxnimadiisa Waanu Ka Tashanaynaa”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here