Home Video Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Eng Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Eng Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah Dhacdada Ceelafweyn Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah

Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu Sii socdaa Waanu Furfurmayaa”

Hadii aad dowlad shaqaynaysa tahay waa in aad awood dowladeed ku joojisaa colaada soo noqnoqotay oo cida kamasuulka ah lala xisaabtama. Toorayda ayaa dadka lagaga ururin jiray maantana tikniko in la ogalaado oo dowladu ku daawato waa mushkilad..

Dib U Dhaca Ku Yimaada Dooroshooyinka Ee Xukummado Ka Cago Jiidays Musuuliyadeedu Waxay Saarantay Xukuumada, Waddani Ayaa Diiday Oo Yidhi Komishinka Hala Kala Diro Marmarsiiyo Kuu Noqon Mayso……..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here