Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo xalay khudbad ka jeediyay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo xalay khudbad ka jeediyay munaasibad ay qabteen qaar kamid ah dhalinyarada Degmooyinka Hargaysa oo taageero loogu Muujinayay Xisbiga UCID.

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo xalay khudbad ka jeediyay munaasibad ay qabteen qaar kamid ah dhalinyarada Degmooyinka Hargaysa oo taageero loogu Muujinayay Xisbiga UCID.

Khudbad Dhamaystiran:-

“Waan Garanayaa Waxa Idin Soo Kiciyay, dad ayaa meelahaa ka yidhaaha, Faysal xaafadiisu ma taageersana, waxaan leeyahay caawaba arka, waxaan ahay nin reer Hargaysa ah’e”

“Markii Guddidii Nabada aanu samaynaynay, raggii diiddana ayaa maanta Wasiiro noqday”

“Dhibaatada Somalia anaa hor taagan, nacaska Somaliland-na ahina anigu i garaaca, adoo cadawga kaga jeeda ayay dhabarka ka weerarayaan reer Somaliland”

“Saddex jeer ayaa dhacee, kuwii iga helay maxay qabteen”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here