Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Qado Ah Oo Ka Dhacday Berbera.

20
0

Berbera ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Munaasibad Qado Ah Oo Ka Dhacday Berbera.

Gudoomiyuhuu wuxuu ka qeyb-galay Qado-sharaf ay Murashaxiinta kala ah, Maxamed Ibraahim Ismaaciil(Dable) Iyo Murashax Maxamed Jaamac Liibaan ay ku maamuusayeen isla markaana ugu mahad-naqayeen Taageerayaashii kala shaqeeyay hawlihii Diinwaan-galinta ee Gobolka saaxil.

Intaasi kadib Gudoomiyuhuu wuxuu sii wattay socdaalkiisi, waxaanu hadda ku suganyahay Magaalada Burco, oo uu kaga qeyb-gali-doono munaasabado ay qabsanayaan Murashaxiinta Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here