Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Maray Suuqyada...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Maray Suuqyada Hargaysa.

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kormeer Ku Tagay Suuqyada Hargaysa, Luqad Adag-na Kula Hadlay Madaxweynaha Kadibna Bulshada Ugu Baaqay In Ay Kacdoon Sameeyaan.

“Ismalahayn Hargeysa waxa ay u darsan doontaa maayiradii Qabiilka ahaa ee Muqdisho laga soo magacaabi jiray”

Sidaa waxa yidhi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Suuqa Hargeisa ku Marey Socod Indho indheyn iyo U kuurgalida baahiyaha ka jira Suuqa…
Gudomiyaha wa socodka ku wahelinaayay madaxda UCID oo u hormood u yahay Prof Ahmed Abdi Abyan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here