Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Oo Dhinacyo...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Xasaasi Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ka jeediyey Xafladii Qalin Jabinta Jaamacada Hargeysa

20
0

Hargeysa (UCID-Media Group) “Madaxwayne adiga iyo Xirsi idin dhex galimaayo Oo Laba Nin oo Kulmiye Ahaa ayaad Tihiin Midkiina 3 Sano Ayuu Hayay Xukunka Midkiina 5 Sano ayu xukuumada midida daabkeeda hayay… dadkuna ma indho iyo dhaga la’a oo waxba kama qarsoona .. Wax faraq ah oo idiin dhexeeya ma jiro….

Waxaan hambalyaynayaa Ciidanka Amni oo operation wayn qabtay kuna guulaystay

Arrinta kale Saami-qaybsi Lama diidana Ee in Ay somaliland Socoto Ayaa la Diidan Yahay…”

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here