Home Video Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay ka hadlay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay ka hadlay qoddobo xasaasi ah.

17
0

Hargeysa (UCID-Media Group) “Maxamed Kaahin Maah-maahdii uu Ku Maah-maahay Miyaanu Xasuusnayn Markii uu la dagaalamay Xukuumadii uu Wasiirka ka ahaa Ee Cabdiraxman Tuur””Muuse Biixi Waxaan leeyahay,

Markaad kasoo noqoto Maraykan ayaa hadal inoo yaalla, ama dalka waynu wada yeelan, ama dhiigeennu kala qarsan””

Labadan Kornayl Waxay Is tuseen oo ay isku qanciyeen, in Muuse-na Muddo kordhin loo sameeyo, kadibna La sharraxo Maxamed Kaahin….”Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo goor dhawayd warbaahinta kula hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay qodobbo Xasaasi ah.Goor dhaw filo Muuqaalka Shirka jaraa’id ee Gudoomiye Faysal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here