Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamuud Maxamed Aare Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Dr Cali Muxumed Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabilay.

16
0

Hargeysa(UCID-Media Group)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamuud Maxamed Aare Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Dr Cali Muxumed Xasan Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here