Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Xisbiga iyo Xoghayayaasha Xisbiga ayaa maanta ka qeyb-galay Xaflad Balaadhan oo lagu soo bandhigayo Murashaxiinta kala ah Maxamed Xasan Siciid iyo Murashax Maxamuud Xuseen Cadaani oo u taagan doorashooyinka isku sidkan ee Wakiilada Iyo Deegaanka.

15
0

Xafladdan oo hadda ka socota Guuleed Hotel ayaa waxaa buux-dhaafiyay hoolka Kumanaan Taageerayaal ah.

Sido kale waxaa socda khudbadaha masuuliyiinta iyo madax dhaqameed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here