Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiin kamid ah Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID iyo Xoghayayaasha Xisbiga UCID, Iyo Dad Weyne Aad Tiro Badan Ayaa Maanta Ka Qeyb-galay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Shaaciyey Murashaxiinta kala Ah Bashe Cabdi Gabobe Oo U Sharaxan Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Murashax Yasin Abdilahi Hashi Elmi Oo U Taagan Doorashada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *