Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin kale...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin kale Oo Ka Mida Hogaanka Sare ee XisbigaUcid, ayaa ka qeyb-galay Daah-furka mashruuca tamarta cad-ceedda.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin kale Oo Ka Mida Hogaanka Sare ee XisbigaUcid, ayaa ka qeyb-galay Daah-furka mashruuca tamarta cad-ceedda.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin ay kamid yihiin, Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Saed Omar (#Siciid_ucid) Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax iyo masuuliyiin kale, ayaa ka qeyb-galay Daah-furka mashruuca tamarta cad-ceedda lagaga samaynayo laydh jaban oo ay yeelan doonto magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera.

Mashruucan ayaa waxaa maal-galisay dawladda imaaraadka carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here