Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasibad...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasibad Deeq loogu qeybinayay Barakacayaasha ku dhaqan Degmada Sallaxley.

15
0

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasibad Deeq loogu qeybinayay Barakacayaasha ku dhaqan Degmada Sallaxley.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasibad Deeq loogu qeybinayay Barakacayaasha ku dhaqan Degmada Sallaxley.

Waxaana deeqdaasi gaadhsiiyay, Hay’adda Khadiija Foundation, waxaana deeqdani gaadhay 120-qoys.

Deeqdan ayaa ka koobnayd, Raashin, Xoolo Iyo Kabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here