Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Ayaa Maanta Hoygiisa ku Booqday Abwaankii Waynaa Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo xaaladiisa caafimaad aanay wanaagsanayn.

Sidoo kale Gudoomiyuhuu wuxuu Booqday Cusbitaalka Guud iyo Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer.

Ugu Dambayn Guddoomiyaha ayaa kormeer ku tagay Xarunta Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer, waxaanu halkaas kula kulmay xubnaha iyo madaxda Xisbiga ee Gobolka.

Waxaa Guddoomiyaha Booqashadiisan Iyo kormeerkiisan ku Wehelinayay Xubno kamid ah Hogaanka Xisbiga, Qaar kamid ah Xog-hayayaasha Xisbiga Iyo Madaxda Heer Gobol Iyo Heer degmo Ee Gobolka Togdheer.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *