Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu.

Guddoomiyaha ayaa maray dhamaan shuruudihii looga baahna qof-ka uu ka lumo kaadhku, kadibna wuxuu qaatay kaadhkii codaynta.

Guddoomiyaha ayaa waxaa wehelinayay saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga oo ay kamid ahaayeen, Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse C.laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C.qani Ibraahim Salaf, Maxamuud Cali Muuse Jiir oo kamid masuuliyiinta sare ee Xisbiga iyo Murashaxiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here