Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Caawa Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Caawa Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Shaacinta Murashaxnimada Macalin Maxamed-somali.

16
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Caawa Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Shaacinta Murashaxnimada Macalin Maxamed-somali.

Hargeysa (UCID-Media Group)

“Caafimaadkii Somaliland maanta Ganacsi ayuu inaga Noqday, Hooyada Uurka Leh Dhakhaatiirta Gaarka Loo Leeyahay $500 doolar ayey Ku Qalaan Waliba Ilaa ay Ka Qadimaan Lama Qalo Hooyadda Tiyaatarka Dhakhtarka Saaran, Cusbitaalkeena Guud ayaa loogu Qaatay oo Isagana Hooyadda Ilmaha Lagu Qalaayo $260 Dollar ayaa isna laga Qaada…”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here