Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ee UK Axmed Maxamed Allaale Oo Si Adag U Dhaliilay Guddida ka Hor Taga Covid-19 Soo Dhaweey #BaaqShacab

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Ee UK Axmed Maxamed Allaale Oo Si Adag U Dhaliilay Guddida ka Hor Taga #Corona_virus Kana Hadlay Qorshe La’aanta

Dhanka Kale Soo Dhaweey #BaaqShacab Isla Markaana Taageero Mug Leh U Muujiyey Kuna Tilmaamay Dareen Ummadda Ku Wada Jirey.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *