Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid oo Hambalyo Ciidda U Diray...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid oo Hambalyo Ciidda U Diray Shucuubta Islaamka Gaar Ahaan Shacbiga Somaliland

13
0

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid oo Hambalyo Ciidda U Diray Shucuubta Islaamka Gaar Ahaan Shacbiga Somaliland

Hargeysa – (UCID-Media Group) – War-saxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Xuseen ayaa shacbiga Somaliland ugu hambalyeeyey ciidda.

Guddoomiye Faysal Cali Xuseen ayaa guud ahaan shucuuba Muslimiinta ah, shacbiga Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga uu ugu hambalyeeyey cidda Fidriga, waxaanu war-saxaafadeedkiisu u dhignaa sidan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here