Home Wararka Guddiyo kala matalayay labada Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye oo Goordhaweyd warbaahinta...

Guddiyo kala matalayay labada Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye oo Goordhaweyd warbaahinta Lahadlay Ayaa Sheegay inay Isla qaateen .

17
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddiyo kala matalayay labada Xisbi ee Ucid Iyo Kulmiye oo Goordhaweyd warbaahinta Lahadlay Ayaa Sheegay inay Isla qaateen .

1 In doorashadii xiligeedii aanay dhaafin Kuna qarsoonto dabayaaqada sanadkan 2019 .

2 In komishanka doorashooyinka ee had a joogaa ay usii gogol xaadhaan doorashada inta muda xileedkooda ka hadhay , markuu ka dhamaadan kilomishan cusub oo doorasha qabta lasoo dhiso .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here