Home Wararka Daawo Sawirada + Video Xafladii Daahfurka Ee Xisbiga UCID Ee Dalka Switzerland

Daawo Sawirada + Video Xafladii Daahfurka Ee Xisbiga UCID Ee Dalka Switzerland

23
0

Daawo Sawirada + Video Xafladii Daahfurka Ee Xisbiga UCID Ee Dalka Switzerland

Xaflad Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay Oo Lugu Daahfurayey Laabtay Switzerland Ee Xisbiga UCID Ayaa Lagu Qabtay Magaalada  Zurich Ee Wadanka Switzerland.

Xafladan ayaa Waxaa Ka Soo qaybgalay dad weyne aad u tiro badan Oo Ka kala socda Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Xisbiga UCID iyo Jaaliyada Somaliland ee nool Dalka Switzerland.

Gabagebadii Xaflad Ayaa Waxaa kaydka telefoonka Kaga Soo qaybgalay Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe

Daawasho Haboon:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here