Home Wararka Daawo Muuqaal : “ Waynu Ku Faanaynaa In Uu Inaga Dhashay Prof...

Daawo Muuqaal : “ Waynu Ku Faanaynaa In Uu Inaga Dhashay Prof Xuseen Tansaani ..,” Murashax Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Qiimo-Badan Ka Jeediyay Kulan Loogu Baroor Diiqayay Marxuum Prof Xuseen Tansaani .

19
0

Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka qeyb galay kulan loogu baroor-diiqayay alle ha u naxariistee Marxuum Prof Xuseen Tansaani oo Dhawaan ku geeriyooday Carriga USA .

Waxaana ka soo qeyb galay qaar ka mid ah labeenta aqoonyahanka Magaalada Hargaysa iyo masuuliyiin kale .

Marxuum Prof Xuseen Tansaani ayaa ah, Ninkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ee nopda Prefessor .

 Khudbadda Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Fasyal Cali Waraabe .

IMG_3537

IMG_3547

IMG_3548

IMG_3551

IMG_3553

IMG_3559

IMG_3577

IMG_3578

IMG_3579

IMG_3581

IMG_3592

IMG_3594

IMG_3598

IMG_3611

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here