Home Wararka Daawo Muuqaal : “ Madaxweynahuna Waa Nelson Mandela-Heena Aynu Si Fiican U...

Daawo Muuqaal : “ Madaxweynahuna Waa Nelson Mandela-Heena Aynu Si Fiican U Sagootinno .., “ Khudbadi Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Xafladii Ku Dhawaaqida Codsiga Saxeexa Taageeridda Aqoonsiga Somaliland .

115
0

faysal

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ka dhacday hotel Maansoor ee magaalada hargeysa, isla markaana lagu soo bandhigayay tirada dadka taageersan inay beesha caalamku aqoonsato dawlada Somaliland .

 

 

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here