DAAWO: “Musiibo-Qaran Ayaa Dhacday, Komishankaa Uu Ku Jiro Ninka Sida Khaldan Ku Soo Galay Doorasho Ku Gali-Mayno..,”

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) DAAWO: “Musiibo-Qaran Ayaa Dhacday, Komishankaa Uu Ku Jiro Ninka Sida Khaldan Ku Soo Galay Doorasho Ku Gali-Mayno..,”

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Isagoo Bishii Ugu Dambabaysay Socdaal Ku Soo Maray Wadamo Ka Mid Ah Qaarada Yurub Ayaa Khudbad Dhinacyo Badan Taabaysa Ka Jeediyey Munaasabadii Soo Dhaweynta.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *