Home Wararka {Daawo} Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay

{Daawo} Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay

23
0

{Daawo} Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay:-

2015-12-02 00.19.48

Hargeysa (UCID Media Group) Gudoomiye Eng Faysal Cali Xuseen oo kasoo laabtay safar uu ku gaadhay Dalka Angola , waxa  Egal International Airport , Hargeisa City , kusoo dhaweeyey madaxda xisbiga UCID oo ay ka mid ahaayeen Madaxa xidhiidhka Mudane Muhiyadiin Abdirahman Ali Iyo Madax Dhaqameed Isugu jira Salaadiin Boqoro Iyo Cuqaal.

Gudoomiyhu waxuu kasoo qayb galay shir caalamiya oo sanadkiiba mar loo qabto axsaabta caalamka ilaa 160 dal iyadoo ay kasoo qayb galeen shirka ilaa 144 dal .2015-12-02 00.20.43
Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here