Home Wararka Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo...

Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlay qodobo kala duwan.

16
0

Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, kana hadlay qodobo kala duwan.

Hargeysa (UCID-Media Group) Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka dib ugu soo laabtay oo ka hadlay xaaladda Dalka iyo qoddobo xasaai ah

“Madaxweynaha waan arkayey in uu gaadhi madaxa kala soo baxay sidii general kii ciidanka marayka hogaaminaayay dagaalkii labaad ee aduunka,

waanan arkaayay in sidii madaxwaynihii Kuuriyada waqooyi ay ciidan daba ordayeen ee waxaan leeyahay Doorashada Wakhtigeeda ku qabo”

“Haddii aad sharci ku socon weydid wax ina kala qabanayaa ma jiraan ee dalka doorasho ka qabo..”

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here