Home Wararka Bulshada Deegaanka Qotton-Dabo Ee Gobolka Maroodijeex Oo Muujiyay Taageerada Lixaad-Ka Leh Ee...

Bulshada Deegaanka Qotton-Dabo Ee Gobolka Maroodijeex Oo Muujiyay Taageerada Lixaad-Ka Leh Ee Ay U Hayaan Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb Galay Caleemo Saarka Suldaan Sakariye Suldaan Galaal + Sawiro

21
0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa maanta Deegaanka Qotton-Dabo Ee Gobolka Maroodijeex kaga qeyb galay Caleemo Saar loo Sameeyay Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed C/laahi Galaal .

Gudoomiyuhuu Markii uu gaadhay Deegaankaasi ayaa waxaa bulshada Deegaankaasi ay kaga hor tageen meel ka durugsan Magaalada Qotton-dabo, iyagoo halkaasna kaga soo galbiyay kolonyo gaadiid ah iyo dadwayn faro badan oo safnaa waddada gasha Deegaankaasi .

Ugu danbeen Gudoomiyahaa ayaa Munaasibadda Caleemo Saarkaasi ka jeediyay Khudbad Dhinacyo badan taabanaysay .

 

 

 

Capture

IMG_4641

IMG_4454

IMG_4783

IMG_4769

IMG_4768

IMG_4750

IMG_4741

IMG_4707

IMG_4689

IMG_4675

IMG_4672

IMG_4664

IMG_4629

IMG_4613

IMG_4570

IMG_4540

IMG_4539

IMG_4526

IMG_4521

IMG_4515

IMG_4511

IMG_4509

IMG_4507

IMG_4504

IMG_4503

IMG_4500

IMG_4499

IMG_4492

IMG_4490

IMG_4487

IMG_4485

IMG_4467

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here