Home Wararka Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 :

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 :

34
0

Ogeysiis Ogeysiis: Xaflada Soo Dhaweynta Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID 16/04/2016 :image-c6097e850c8cf83c851d13498b779f51c0a3853caff77fadb019f189e7a63329-V

London (UCID-Media Group) Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan taageerayaasha  iyo Xubnaha Xisbiga UCID Iyo jaaliyada Somaliland ee ku nool cariga ingriiska (UK) in la qabandoono xaflad lagu soo dhaweynayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID ee dhawaan xisbigu magacaabay Mudane Yusuf Ibraahim Googooye  Xaflada waxaa ka Soo Qayb Geli Doona guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Xuseen Habeenka Sabtida ee bishu tahay 16/04/2016 saacada 19:30 pm ilaa 23:00 pm caweysnimo.

Haddaba taageerayaasha iyo xubnaha  xisbiga UCID iyo jaaliyada Somaliland ee wadanka Ingriiska waxaa lagu war-gelinaya in ay ka soo qayb galaan xaflada soo dhaweynta Xoghayaha guud ee xiosbiga UCID Mudane Yusuf Ibraahim Googooye wakhtigana Dhowraan.

Goobtu waa:- Palm tree the elegant banqueting hall  329 Romford road E7   9HA  SATURDAY 16/04/2016 @ 6:30PM  – 11:00PM

 

Wixii Faahfaahin Ah Ka Xidhiidh Guddida qaban Qaabada.

Saed OMar (Saciid Ucid) Mobile   07787432115

Idiris Ahmed Mobile 07495278002

Ifrah Baaruud Mobile 07984940133

Hamze Mohammed Mobile 07847575635

Balanteenu waa in wakhtiga la dhowro

image-2398ed35259e705bd3fcad31124826365a2a6872b597f92de9888cf22bbb2ada-V

LONDON UK palm tree the elegant banqueting hall  329 Romford road E7   9HA  SATURDAY 16/04/2016 @ 6:30PM  – 11:00PM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here