Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa kulan afur iyo casho ah u sameeyay suxufiyiintii ku xidhnayd Hargaysa ee maanta dib u helay xorriyadooda.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa kulan afur iyo casho ah u sameeyay suxufiyiintii ku xidhnayd Hargaysa ee maanta dib u helay xorriyadooda.

Waxaana kulankan kasoo qeyb-galay, masuuliyiin kamid ah hogaanka xisbiga, garyaqaanno, suxufiyiin iyo marti sharaf kale.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *