Guddoomiyaha UCID Oo Casuumay Suxufiyiintii Xorriyadooda Helay.

Filed under: Video,Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Guddoomiyaha UCID Oo Casuumay Suxufiyiintii Xorriyadooda Helay.

Hargeysa (UCID-Media Group) Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa xalay kulan afur iyo casho ah u sameeyay suxufiyiintii ku xidhnayd Hargaysa ee maanta dib u helay xorriyadooda.

Waxaana kulankan kasoo qeyb-galay, masuuliyiin kamid ah hogaanka xisbiga, garyaqaanno, suxufiyiin iyo marti sharaf kale.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *