Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID
Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka Xisbiga Ucid , waxa uu soo dhawaynayaa Qaraarka kasoo baxay Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL.

Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka Xisbiga Ucid , waxa uu soo dhawaynayaa Qaraarka kasoo baxay Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL.

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka Xisbiga Ucid , waxa uu soo dhawaynayaa Qaraarka kasoo baxay Maxkamadda Dastuuriga ah ee JSL. Qaraarka maxkamadu, waxa uu meesha ka saaray Xeerkii muranka badan dhaliyay ee Xeer Lr 14/2021, sidoo kalena waxa uu ayyiday xeerkii hore ee Xeer Lr 14/2011 oo horeba xisbiyadu isku waafaqsanayeen. Xisbiga Ucid […]

“Guddomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo caawa khudbad qiimo-badan  jeediyay Xafladii 15 guurada Sagal jet.

Hargeysa(UCID-Media Group)”Guddomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo caawa khudbad qiimo-badan jeediyay Xafladii 15 guurada Sagal jet. “Iskadaa Heego’e, Haddii uu Madaxweynuhu Uu la Tashanayo Xoghayihiisa Taani Dalku wuu qurux-badnaan-lahaa” “Xeerkan Number-14 ee la wad-wado waxaan u bixiyay Covid-21” “Cabdi Aar waxaan leeyahay, Waa laguu tiriyaa madaxweynahe, waxaad ku tidhaahda inaabti ina kala bad-baadi” […]

Continue reading …
Halkan Ka Daawo: “Muuse Madaxwayne Sii Ahaan Maayo Haddii Uu Doorasho Qaban Waayo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Hargeysa( UCID-Media Group)” Anigu nin qabiil ma ihi ee nin Somaliland ah ayaan ahay madaxweynahana waxaan leeyahay …Muuse Madaxwayne Sii Ahaan Maayo Hadii Uu Doorasho Qaban Waayo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Continue reading …
Warsaxaafadeed:- Cambaareyn.Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid wuxuu cambaaraynayaa dhaqamo cusub iyo falal gurracan oo baal marsan sharciga, oo warbaahinta qaranku, ku dhaqmaysay caaddada ka dhigatay aflagasdaynta, iyo wax ka sheegidda hogaanka xisbiyada mucaaradka ah iyo guddmiyaha golaha wakiilada……………….

Hargeysa (UCID-Media Group)Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid wuxuu cambaaraynayaa dhaqamo cusub iyo falal gurracan oo baal marsan sharciga, oo warbaahinta qaranku, ku dhaqmaysay caaddada ka dhigatay aflagasdaynta, iyo wax ka sheegidda hogaanka xisbiyada mucaaradka ah iyo guddmiyaha golaha wakiilada……………….

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo Khudbad ka jeediyay Xaflad lagu Taageerayay Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, ee lagu Doortay shirwaynihii 4aad Ee Xisbiga UCID.

Khudbad Dhamaystiran Hargeysa (UCID-Media Group)”Shantii Musharax Ee Muuse Biixi Iga Xidhay wakhtigii Doorashada, Sheekh Ibraahin uunba igu soo noqday, intii kale waxay raaceen Muuse Biixigii Xaq-darrada ku xidhay oo ay waliba immikana xaqdarro kula socdaaan” “Madaxweynuhuu wuxuu faro-galiyay Saldanadii Subeer Awal, Maxaa kusoo Celiyay Deegaankiisa Waaba Madaxweyne Qarane” “Afartii Sanno ee Uu Madaxweynuhuu Xilka hayay […]

Continue reading …
Munaasibad lagu Taageerayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen

Hargeysa (UCID-Media Group)Munaasibad lagu Taageerayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen.

Continue reading …
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID oo xil cusub magacaabay

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID oo xil cusub magacaabay Hargeysa (UCID-Media Group) Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Dhexe ee xisbiga ucid oo masuulkan lagu magacaabay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee www.XisbigaUcid.com,ayaa waxa uu u dhignaa sida tan: ” Warsaxaafadeed Ujeeddo: Xil-Magacaabis Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi […]

Continue reading …
Muuse Biixi Wuxuu Dalka Ku Celinayaa 1994-kii ‘ Guddoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media Group) “Muuse Biixi Wuxuu Dalka Ku Celinayaa 1994-kii, Haddii Doorashada Madaxtooyadu Wakhtigeed Ku Dhici-waydo Habeen Qudha Madaxweyne Sii Ahaan-maayo..” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo xil cusub magacaabay

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo xil cusub magacaabay 02,Jan,2022(UCID-Media Group)- Xisbiga caddaalada iyo daryeelka ee Xisbiga Ucid ,ayaa magacaabay xil cusub oo ah: Xoghaye Ku Xigeenka Golaha Dhexe oo loo magacaabay oo loo magacaabay Maxamed Maxamuud Muuse (Dalab) Warsaxaafadeedka masuulkan lagu magacaabay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakadda Caalamiga ah ee www.XisbigaUcid.com,ayaa waxa uu […]

Continue reading …
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen Oo Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Qalin-jabinta Tisqaad Computer Science College

Hargeysa(UCID-Media Group)Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen Oo Khudbad Dhinacyo-badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xafladii Qalin-jabinta Tisqaad Computer Science College “Buuniyow Cilmigan Kulmiye Ee Qaaxoolija Fahmi-maysid, Xukuumaddana Waxaan leeyahay Iska Caddaysta Damaciina Muddo-kordhinta”Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen

Continue reading …
Xisbiga UCID, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyay haween-waynaha Degmada Gacan Libaax kuwaas oo kusoo Biiray Xisbiga UCID.

Hargeysa ( UCID-Media Group)Xisbiga UCID, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyay haween-waynaha Degmada Gacan Libaax kuwaas oo kusoo Biiray Xisbiga UCID.

Continue reading …
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID, Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen Oo xukuumada u soo jeediyay in ay Farah Ka Baxdo Golaha Wakiilada

Hargeysa (UCID-Media Group) “Waan U Mahad-naqayaa, Ergooyinkii iyo Dhammaan Intii Kasoo Qeyb-gashay Shirwaynihii Xisbiga UCID” “Xukuumadda Waxaan Ugu Baaqayna In Ay Faraha Kala Baxdo Golaha Wakiilada” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID, Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, oo maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga, ayaa kaga hadlay qodobo kala Duwan.

Continue reading …
Shirwaynaha 4-aad Ee Xisbiga Ucid Oo Lagu Dooranaayo Hogaanka Xisbiga.

Muuqaal Dhamaystiran Sidii Uu U Dhacay Shirwaynaha 4-aad Ee Xisbiga Ucid Oo Lagu Dooranaayo Hogaanka Xisbiga.

Continue reading …
Shirweynaha 4aad Ee Xisbiga UCID Oo Lagu Doortay Hogaan Cusub

Hargeysa ( UCID-Media Group) Waxa maanta magaalada Hargeysa ku soo xidhmay shirweynihii 4aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo shalay furmay, waxaana lagu doortay hoggaanka cusub ee xisbiga hoggaamin doona shanta sanno ee soo socda. Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii 4aad loo doortay Guddoomiyaha ee Xisbiga UCID oo uu soo hoggaaminayey […]

Continue reading …
Shirwaynihii 4aad Ee Xisbiga UCID, ayaa galay maalintiisii labaad.( Sawiro)
Continue reading …
Halkan Ka Daawo Sidii Uu Ku Furmay Shirwayanaha 4aad Ee Xisbiga UCID Maalintii 1aad.
Continue reading …
Shirweynaha oo maanta furay ayaa waxa lagu doortay shirguddoonka

Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta shirweynihiisii Afaraad ku qabsaday magaalada caasimadda Hargeysa. Shirweynaha oo maanta furay ayaa waxa lagu doortay shirguddoonka hagi doona shirka, waxaana loo doortay guddoomiyaha shirguddoonkaasi Siciid Cumar Axmed, halka xubno loo doortay Cabdisalaan Sheekh Ibraahin Tubeec iyo Bashiir Xamari. Shirweynaha ayaa waxa kasoo qayb galay ergooyinka […]

Continue reading …
Shirwaynaha 4aad ee Xisbiga UCID Oo galay Maalintiisii kowaad, isla markaana si habsami ah uga socda Maansoor.

Hargeysa (UCID-Media Group)Shirwaynaha 4aad ee Xisbiga UCID Oo galay Maalintiisii kowaad, isla markaana si habsami ah uga socda Maansoor.

Continue reading …
Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha 4aad Ee Xisbiga UCID.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Furmayo Shirweynaha 4aad Ee Xisbiga UCID. “Barri Oo isniin Ah Bishuna Tahay 20-ka December, Waxaa Furmi-doona Shir-waynaha 4aad ee UCID, Waxaan Farayaa Ergooyinka In ay 7-da Subaxnimo Ay Diyaar Ku Ahaadaan Hudheelka Maansoor” Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee UCID Mudane Siciid Cumar […]

Continue reading …
Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland UCID, Wadani iyo Kulmiye oo xalay kulan balaadhan la yeeshay Wefti ka socday Congress-ka dalka Maraykanka oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay Somaliland.

Hargeysa (UCID-Media Group) Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland UCID, Wadani iyo Kulmiye oo xalay kulan balaadhan la yeeshay Wefti ka socday Congress-ka dalka Maraykanka oo maalmihii u dambeeyay socdaal shaqo ku joogay Somaliland Saddexda Xisbi Qaran Ee Somalilamd iyo Waftigii Maraykanka oo xalay kulmay. Waxaa habeennimadii xalay Magaalada Hargaysa, kulan ku yeeshay Hogaanka iyo […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Furista Ururada Siyaasadda

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Furista Ururada Siyaasadda Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Furista Ururada Siyaasadda “Dalka waa la wada leeyahay, sidaad doonto ka yeeli-maysid, Madaxweyne ahaan-maysid haddaanad sharafta madaxweynaha ilaalin oo aanad dastuurka ilaalin, Maanta wax […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  oo ka hadlay Khaladaadkii ka dhacay Doorashooyinkii isku sidkanaa.

Hargeysa(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Khaladaadkii ka dhacay Doorashooyinkii isku sidkanaa.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera.

Berbera (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera. Dhismaha Madaarka ayaa waxaa maal-galisay Dawladda Imaaraadka Carabta.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera.

Gabiley (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera. Dhismaha Madaarka ayaa waxaa maal-galisay Dawladda Imaaraadka Carabta.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , oo maanta Booqday Baanka dhexe ee Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , oo maanta Booqday Baanka dhexe ee Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , ayaa maanta Booqday Baanka dhexe ee Somaliland. Waxaana halkaasi ku qaabilay oo soo dhaweeyay, saraakiisha sare ee Baanka oo uu hormuud u ahaa Gudoomiyaha Bangiga Cali Cabdilaahi Daahir, Gudoomiye ku xigeenka Cabdiraxman […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu casho-sharaf magaalada Hargaysa ugu sameeyay, Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder ee magaaalada Hargaysa.

Hargaysa (Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu casho-sharaf magaalada Hargaysa ugu sameeyay, Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder ee magaaalada Hargaysa. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu casho-sharaf magaalada Hargaysa ugu sameeyay, Ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Beder ee magaaalada Hargaysa. Waxaana kasoo […]

Continue reading …
Shirwaynihii Xisbiga UCID oo dib loo dhigay loona muddeeeyey 20 ka ilaa 21 ka December.

Shirwaynihii Xisbiga UCID oo dib loo dhigay loona muddeeeyey 20 ka ilaa 21 ka December. Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Guddida qaban-qaabada Shir-waynaha Xisbiga UCID, Abshir Axmed Xasan oo ay weheliyaan qaar kamid ah xubnaha guddida, ayaa maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta guud ee Xisbiga UCID. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Shir-waynihii Xisbiga Dib loo dhigay. Shir-wahnaha Xisbiga […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , oo habeenimadii xalay magalada Hargaysa casho sharaf ugu sameeyay ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Rift Valley.

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu magalada Hargaysa casho sharaf ugu sameeyay ardaydii ugu sarraysay Jaamacadda Rift Valley. Waxaana kasoo qeyb-galay, Masuuliyiinta xisbiga, maamulka iyo ardaydii dhamaystay jaamacada ee la maamuusay. Maamulka iyo ardayda ayaa Guddoomiyaha u mahad-naqay, waxaanay sheegeen in Gudoomiye Faysal yahay masuulka qudha ee […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal oo Booqday Sayladda Xoolaha Iyo Degmada Axmed Dhagax Ee Hargaysa.

Hargeysa (UCID-Media Group)Gudoomiye Faysal oo Booqday Sayladda Xoolaha Iyo Degmada Axmed Dhagax Ee Hargaysa. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday sayladda xoolaha ee Hargaysa. Guddoomiyaha ayaa bulshada ku ganacsata u kuur-galay xaaladdooda, kadibna la qayb-saday dareenkooda iyo cabashadoodaba, waxaanu u ballan-qaaday in uu fariintooda gaadhsiin-doono hay’adaha ay khusayso. Sidoo kale, Guddoomiye […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ycid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqa Gobonimo ee magaalada Hargaysa. Guddoomiyaha ayaa bulshada ku ganacsada suuqaas la qeyb-saday dareenkooda, isla markaana dhagaystay cabashadooda, waxaanu u ballan-qaaday in uu fariintooda gaadhsiin-doono maamulka Dawladda Hoose ee Hargaysa. Waxaa guddoomiyaha booqashadan ku wehelinayay Xoghayaha xidhiidhka golayaasha ee xisbiga UCID Yaasiin […]

Continue reading …
Page 1 of 24123Next ›Last »