Home » Archives by category » Wararka
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale. Wajaale (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale. Waxaana halkaasi ku qaabilay, Maamulka Dawladda Hoose ee Wajaale. Guddoomiye Faysal waxaa wehelinayay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID.

Shacabka Wajaale Oo Gudaya Abaalkii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe U Galay Markii Xadka Lagu Dhibay, Waxaanay Ballan-qaadeen In Ay u Codayn-doonaan.

Shacabka Wajaale Oo Gudayaa Abaalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe U Galay Markii Xadka Lagu Dhibay, Waxaanay Ballan-qaadeen In Ay u Codayn-doonaan. Wajaale (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta gaadhay Magaalada Wajaale, waxaanu booqday suuqyada magaalada Tog-wajaale. Bulshada ayaa si diiran u soo dhawaysay Guddoomiyaha. Mid kamid bulshadaas ayaa xusay doorkii […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xalay Magaalada Borama Kulan Kula Qaatay Qaar kamid ah dhalinyarada Gobolka Awdal.

Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xalay Magaalada Borama Kulan Kula Qaatay Qaar kamid ah dhalinyarada Gobolka Awdal.

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Waa Halyay Qaran Oo Aragti Iyo Hogaamin Leh Dalkuna U Baahan Yahay Maanta Kana Saari Kara Marxaladan Aynu Ku jiro

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Waa Halyay Qaran Oo Aragti Iyo Hogaamin Leh Dalkuna U Baahan Yahay Maanta Kana Saari Kara Marxaladan Aynu Ku jiro Haween Weynaha Degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala Hadh Lahayn U Muujiyey Xisbiga Ucid.

Continue reading …
Haween Weynaha Degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala Hadh Lahayn U Muujiyey Xisbiga Ucid.

Hargeysa (UCID-Media Group) Haween weynaha degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala Hadh Lahayn U Muujiyey Xisbiga Ucid. Kulankan oo xalay lagu qabtay magaaladaHargeysa, ayaa waxaa ka qaybgalay guddoomiyaha garabka haweenka Xisbiga Ucid Marwo Saado jaamac Aadan saado dheer , xoghayaaal iyo musuuliyiinta ugu sareysa garabka haweenka, Xildhibaan Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama. Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta booqday xarunta Dawladda Hoose ee Borama. Waxaana halkaasi ku qaabilay Maayirka Borama Maxamed Axmed Warsame, ku xigeenkiisa iyo qaar kamid ah xubnaha golaha […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Borama, Kana Hadlay qodobo kala duwan.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Borama, Kana Hadlay qodobo kala duwan. Boorama (UCID-Media Group) “Sidii Dadka loo raafay si qurux-badan may ahayn, Waan cambaaraynayna Qaabka Loo maamulay” “Ra’isal Wasaaraha Somalia-na Waxaan leeyahay Gurigaaga Hagaajiso” “Puntland Iyada Markay is qarxiso, kooda ma taabtaane, Masaakiinta kale ayay intay isku xidh-xidhaan ayay toogtaan, ma […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Gabilay.

Gabiley (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Gabilay. Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay, Maayirka Gabilay Mudane Maxamed Amiin.

Continue reading …
Hadii aanay Laascaanood nabad noqon Somaliland nabad noqon mayso Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media Group) “Hadii aanay Laascaanood nabad noqon Somaliland nabad noqon mayso ee waa in laga shaqeeyaa arintaa, Dhawaan xataa Xudun waxaa lagu dilay taliyihii Booliska markaa khatar baa soo socota” Guddoomiyiha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Berbera

Berbera ( UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maamulka Dawladda Hoose Ee Berberka Kala hadlay, Cabashada Bulshada Berbera ee la Xidhiidha Laydhka iyo cabashada Mujaahidiinta Sooyaal. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose Ee Berbera. Waxaana halkaasi ku qaabilay oo soo dhaweeyay, Maayirka Berbera Cabdishakuur Ciddin, Ku xigeenkiiaa Nuur-cade […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xarunta dawladda hoose ee Burco

Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Burco. Waxaana Guddoomiyaha halkaasi ku qaabilay oo soo dhaweeyay, Maayirka Burco Cabdirisaaa Hiiro oo uu weheliyo Maayir ku xigeenka iyo xubno kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Burco. Maayirka Iyo ku Xigeenkiisa […]

Continue reading …
Khudbad Dhamaystiran:- “Arday Ayaa Tihiin, Dariiq baa Furmay  Ay Fureen Cabdikariin Iyo Barkhad, Dadka Codeenayaa Waa Idinka, Labo Kala Doorta..,”

Burco ( Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo maanta Burco Kaga Qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco oo khudbad dhinayo badan taabanaysa ka jeediyay “Arday Ayaa Tihiin, Dariiba Furmay Oo Ay Fureen Cabdikariin Iyo Barkhad, Dadka Codeenayaa Waa Idinka, Labo Kala Doorta..,” Halkan ka daawo Khudbadan oo Dhamaystiran

Continue reading …
Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID, ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta Dufcadii Shanaad ee ka baxda Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco.

Burco(Ucid-Media Group) Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID, ayaa maanta magaalada Burco kaga qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta Dufcadii Shanaad ee ka baxda Jaamacadda Alpha Faraceeda Burco.

Continue reading …
Dhalinyarada Burco:- “Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay Dooratay C.kariin Iyo Barkhad, Burco-na Way Ku Xigi-doonta Oo Waxay 2022-ka Dooran-doonta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Burco (Ucid-Media Group) Dhalinyarada Burco:- “Hadday Hargaysi Jabisay Mid Kamid Ah Darbiyadii Qabyaaladda, Oo Ay Dooratay C.kariin Iyo Barkhad, Burco-na Way Ku Xigi-doonta Oo Waxay 2022-ka Dooran-doonta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe” Waxaa maanta magaalada Burco soo gaadhay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wafti uu hogaaminayo. Gudoomiyaha ayaa intii aanu soo gaadhin magaalada, […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay xaflad ay ku qalin-jabinayeen dufcadii labaad ee ka baxda Dugsiga sare ee Dabaylo-wayne.

Hargeysa(UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta ka qeyb-galay xaflad ay ku qalin-jabinayeen dufcadii labaad ee ka baxda Dugsiga sare ee Dabaylo-wayne. “Afar Arday Ayaanu Siin-doona Deeq Waxbarasho Oo Bilaash Ah” Dugsigan oo ay maalin-galiyeen Guddida Horumarinta ee Dan Iyo Duco, ayaa waxaa uu ku yaalla Deegaanka Macaaneeyee ee Degmada Laas-geel […]

Continue reading …
Guddida fulinta xisbiga UCID oo go’aamo ka soo saaray, shirkii gudidda fulinta ee Maanta.

Hargeysa ( UCID-Media Group) Shir ay maanta isugu yimaadeen, Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID, isla markaana uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa kasoo baxay Qodobbo kala duwan:- 1: In Shir-waynaha Xisbiga UCID, uu qabsoomo, 30-ka ila 31-ka, Bisha November ee Sannadkan. 2: In la qabto Xafladda Dabaal-degga Sannad guurada 20-aad […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo soo jeediyey Hirgelinta Sharci lagu Ciqaabo Dadka Qaranimada ka hor-yimaadda.

Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay, in loo baahan yahay in sharci ciqaabeed laga soo saaro dadka taga magaalada Muqdisho, ee kasoo horjeesta qadiyada Somaliland. Guddoomiye Faysal oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi.”Waxaynu wax ku noqon karnaa inagoo is jeclaana, oo qalbi fiican […]

Continue reading …
Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo mudooyinkii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Wadamada Finland Iyo UK Ee Qaaradda Yurub, oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargaysa.

Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo mudooyinkii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Wadamada Finland Iyo UK Ee Qaaradda Yurub, oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargaysa. Guddoomiyaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta sare ee Xisbiga Oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, qaar kamid […]

Continue reading …
Barnaamij gaar ah wareeysi Faysal Cali waraabe

London ( UCID-Media Group) Barnaamij gaar ah wareeysi Faysal Cali waraabe Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Ayaanu Xisbi Ahaan Doonaynaa In La Joojiyo

Continue reading …
Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, ayaa maanta Hargaysa kulan kula yeeshay Ergayga gaarka ah ee dalka Norwey u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Marwo: Heidi Johansen.

Hargeysa( UCID-MediaGroup) Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, ayaa maanta Hargaysa kulan kula yeeshay Ergayga gaarka ah ee dalka Norwey u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Marwo: Heidi Johansen. kulankaas ayaa xooga lagu saaray, Doorashooyinka, wadahadalada Somaliland iyo Somalia iyo Dhiirgalinta haweenka iyo beelaha laga tirada badanyay […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya xafladda Isbahaysigga Xisbiyadda Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid iyo Xisbiga Wadani

London ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya xafladda Isbahaysigga Xisbiyadda Mucaaridka ah ee Xisbiga Ucid iyo Xisbiga Wadani

Continue reading …
“Xildhibaannadii Inaga Tagayna Way Inoo Soo Noqon-doonaan, Food Maalin Loo Dhaqaaqay Haddii La Isku Af-garan-waayay.

Hargeysa (UCID-Media Group) “Xildhibaannadii Inaga Tagayna Way Inoo Soo Noqon-doonaan, Food Maalin Loo Dhaqaaqay Haddii La Isku Af-garan-waayay…,” Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee UCID Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir.

Continue reading …
“‘Hadii aanu Isbahaysiga Mucaaridka Nahay Ma Yeelayno In Hal Maalin Dib Loo Dhigo Doorashadda Madaxtooyadda Jsl…”

Hargeysa( UCID-Media Group) “‘Hadii aanu Isbahaysiga Mucaaridka Nahay Ma Yeelayno In Hal Maalin Dib Loo Dhigo Doorashadda Madaxtooyadda Jsl…” Afhayeenka Xisbiga Ucid Mohamed Ali Bilal

Continue reading …
“Xukuumaddu Ha Caddayso Waxay Ku Haysato Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil”

Hargeysa( UCID-Media Group) “Xukuumaddu Ha Caddayso Waxay Ku Haysato Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil” Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse C/laahi.

Continue reading …
“2022-ka Waxaa Dhacaysa Doorashada Madaxtooyada, Xukuumadda Waxaanu Ka Rajaynayna In Ay Wakhtigeeda Ku Qabato”

Hargeysa(UCID-Media Group) “2022-ka Waxaa Dhacaysa Doorashada Madaxtooyada, Xukuumadda Waxaanu Ka Rajaynayna In Ay Wakhtigeeda Ku Qabato” Xoghayaha Guud Ee UCID Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax.

Continue reading …
PRESS RELEASE: CONGRATULATIONS TO H.E. HAKAINDE<br>HICHILEMA AS PRESIDENT-ELECT OF THE REPUBLIC OF ZAMBIA.

PRESS RELEASE: CONGRATULATIONS TO H.E. HAKAINDEHICHILEMA AS PRESIDENT-ELECT OF THE REPUBLIC OF ZAMBIA.On behalf of the people of Somaliland and Ucid Party, we want to congratulate thenewly elected President, Mr. Hakainde Hichilema for his victory on becoming theseventh Zambian President. Also, we want to congratulate the outgoing President forworking hard to maintain peace by conceding.We […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga UCID Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa maanta Hadhimo-sharafeed Ku Maamuustay Haween-waynaha Xisbiga UCID.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga UCID Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa maanta Hadhimo-sharafeed Ku Maamuustay Haween-waynaha Xisbiga UCID. Waxaa kasoo qeyb-galay Hogaanka sare, qaar kamid ah xog-hayayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiin kale. Ujeeddada Munaasibaddan ayaa ahayd, is barasho dhex maraysay Gudoomiyaha Cusub ee Garabka Haweenka Marwo Saado Jaamac Aadan Iyo Haween-waynaha Xisbiga UCID.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka aasaarta qadiimiga ah ee Saryan Museum.

Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka aasaarta qadiimiga ah ee Saryan Museum. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka aasaarta qadiimiga ah ee Saryan Museum. Waxaana Gudoomiyaha halkaasi ku qaabilay soona dhaweeyay, Aasaasaha Xaruntani, Siciid Shukri. Gudoomiyaha, ayaa kusoo wareegay […]

Continue reading …
Guddida Fullinta Xisbiga Ucid  Oo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid U Doortay Xildhibaan  Omer Jama Farah

Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddida Fulinta Xisbiga Ucid Ayaa Cod Gacan Taag Ah Ku Doortay Xildhibaan Omer Jama Farah In Uu Noqdo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid

Continue reading …
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Casuumay Masuuliyiinta Xisbiga.

Hargeysa ( UCID-Media Group)Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee UCID Oo Casuumay Xoghayayaasha Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Ucid.

Continue reading …
Page 1 of 37123Next ›Last »