
Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Somaliland UCID Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Fariin U Diray Maamulka Taagta Daran Ee Somaliya Taageerayna Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo Lagu Dhawaaqay In Uu Dhici Doono 28 August 2019.