
Xoghaya xidhiidhka gobalada iyo degmooyinka xisbiga Ucid Madane Cabdiqani Ibrahim Salaf ayaa gaashaanka u daruuray sharcinimada awaamirta cusub ee golaha waqtigoodu dhamaaday ee deegaanka Hargaysa soo saareen isagoo iftiiminaya dhaliilahooda kana jawaabay hadalo kasoo yeedhay qaar ka mid ah golahaas.