Home Wararka Xisbiga Ucid oo Magacaabay Guddida Kormeerka Diiwaangelinta Gobolka Togdheer

Xisbiga Ucid oo Magacaabay Guddida Kormeerka Diiwaangelinta Gobolka Togdheer

17
0

Xisbiga Ucid oo Magacaabay Guddida Kormeerka Diiwaangelinta Gobolka Togdheer

Guddoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa Maanta Magacaabay  Guddida Kormeerka Diiwaangelinta Gobolka Togdheer , waxaanu u magacaabay  gudidan:-

Axmed Maxamed Diiriye Guddoomiye

Aden Xasan Maxamed Xubin

Axmed Jaaahuur Warsame Xubin

Saleebaan Maxamed Cabdi XubinIMG_0658

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here