Sawirro: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo mudooyinkii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Wadamada Finland Iyo UK Ee Qaaradda Yurub, oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargaysa.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo mudooyinkii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Wadamada Finland Iyo UK Ee Qaaradda Yurub, oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargaysa.

Guddoomiyaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta sare ee Xisbiga Oo uu hogaaminayo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax, qaar kamid ah xildhibaannada kasoo baxay Xisbiga Ee Golaha Wakiilada, iyo masuuliyiin Xisbiga ah oo isugu jiray Heer gobol iyo Heer Degmo.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *