Home Wararka Sawiro Xisbiga UCID Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Taliyaha Dab Samiska Axmed Sawaaxili

Sawiro Xisbiga UCID Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Taliyaha Dab Samiska Axmed Sawaaxili

2
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Uu Wehelinayeen Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Xogayaha Gaarka Ee Guddoomiye Faysal Mohammed Galool Ayaa Booqday Xarunta Guud Ee Taliska Ciidanka Dab Damiska Somaliland Isla Markaana Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Taliyaha Dab Damiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan #Sawaaxili.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here