Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Bulshada Somaliland...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Bulshada Somaliland Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

7
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Bogaadiyay Bulshada Somaliland Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

Hambalyo Hambalyo Ciid Wanaagsan Dhamaantiin Caafimaad Ku Ciida

“Waxaan hambalyo u dirayaa shucuubta Islaamka gaar ahaan shacabka Somaliland.Munaasibadda Ciidul Fidriga awgeed waxaan leeyahay sanadka sanadkiisa ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here