Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Iyo Qoddobo Kale

Filed under: Video,Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Iyo Qoddobo kale MUUQAAL:- Guddoomiyha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa, ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Militariga Somaliland, sannad guurada 28aad ee kasoo wareegtay aasaaskooda.Sidoo kalena, Guddoomiyuhuu wuxuu soo dhaweeyay, bayaankii kasoo baxay wadamada Somaliland ka caawiya Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *