Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Berbera (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta magaalada Berbera kaga qeyb-galay xafladda furitaanka Madaarka Berbera.

Dhismaha Madaarka ayaa waxaa maal-galisay Dawladda Imaaraadka Carabta.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *