Home Wararka ” Aqbalimayno in Jabuuti haysato Hantida Axmed Geelle”

” Aqbalimayno in Jabuuti haysato Hantida Axmed Geelle”

10
0

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay in dawladda Jabuuti haysato hantida ganacsade Axmed Cismaan Geelle Arab. 

 Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa sheegay in lacag gaadhaysa 128 milyan doollar ay dawladda Jabuuti xoog kaga haysato. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here