Berbera( UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Berbera Kag Qaybgalay Xafladda Firitaanka Mashruuca Korontada Tamarta Cadceeda Berbera Oo Dowladda Emaaraadka Carabtu Maalgelisay
“Wasiirka Maaliyadu Xukumada Ayuu Kamid Yahay Maaha Inuu Shirkadaha Laydhka Codsi Iyo Baryo Udiree Waa Inuu Amar Iyo Go.aan Xukumadeed Soo Saaraa”Guddoomiye Faysal Cali Waraabe”