Home » Archives by category » Wararka (Page 41)
Meeting of the The Socialist International (SI) Council in Luanda, Angola

Meeting of the The Socialist International (SI) Council in Luanda, Angola Stock holm (UCID-Media Group):-The Socialist International held its second Council meeting of 2015 on 27-28 November in Luanda, hosted by the MPLA, its member party in Angola. Delegates converged in Angola’s capital representing SI member parties and organisations from across Africa, Europe, Latin America, Asia […]

Continue reading …
{Daawo} Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay

{Daawo} Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay:- Hargeysa (UCID Media Group) Gudoomiye Eng Faysal Cali Xuseen oo kasoo laabtay safar uu ku gaadhay Dalka Angola , waxa  Egal International Airport , Hargeisa City , kusoo dhaweeyey madaxda xisbiga UCID oo ay ka mid ahaayeen Madaxa xidhiidhka Mudane Muhiyadiin Abdirahman Ali Iyo […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo Xafladii  Oo Dhamaystiran} Taageerayasha UCID Ee SWEDEN Oo Xalay Munaasibad Ballaadhan Ku Maamusay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada UCID Ikraan Cabdi Gadhle

{Halkan Ka Daawo Xafladii  Oo Dhamaystiran} Taageerayasha UCID Ee SWEDEN Oo Xalay Munaasibad Ballaadhan Ku Maamusay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada UCID Ikraan Cabdi Gadhle  

Continue reading …
Faysal Cali Waraabe Oo Horn Cable TV Wax Kawaydiiyay Shir Uu Kagaga Qayb Galay Angola

Faysal Cali Waraabe Oo Horn Cable TV Wax Kawaydiiyay Shir Uu Kagaga Qayb Galay Angola

Continue reading …
Daawo: Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka UCID.

Daawo: Xildhibaan Qabille Oo Rajo Fiican Ka Muujiyay Xal Laga Gaadho Khilaafka Ucid Hargeysa(UCID-Media Group):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan xisbiga Ucid ayaa markii u horaysay sheegay in la rajaynayo khilaafka Ucid laga gaadho xal todobaadada soo socda. Waxa uu sheegay in lagu hawlan yahay dhexdhexaadinta hogaanka Ucid. Wuxuu ugu baaqay dhinacyada muranku […]

Continue reading …
Waraysi Xiiso Badan Oo Horn Cable TV La Yeeshay Jamaal Cali Xuseen Barnaamijka  Hal Adayg :

Waraysi Xiiso Badan Oo Horn Cable TV La Yeeshay Jamaal Cali Xuseen Barnaamijka  Hal Adayg :   

Continue reading …
Taageerayasha UCID Ee SWEDEN Oo Xalay Munaasibad Ballaadhan Ku Maamusay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada UCID Ikraan Cabdi Gadhle

Taageerayasha UCID Ee SWEDEN Oo Xalay Munaasibad Ballaadhan Ku Maamusay Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada UCID Ikraan Cabdi Gadhle:- Stockholm(UCID-Media Group)-Munaasibad Ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna maamusayey Gudoomiyaha Dhalinyarada ee Xisbiga Ucid Marwo Ikraan Cabdi gadhle ayaa xalay ka dhacday Sweden gaar ahaan magaalada Stockholm. Xafladan Balaadhan oo ay kasoo qayb-galeen boqolal […]

Continue reading …
Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay

Tuesday, August 19th, 2014 | Posted by admin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay Aug 19, 2014 Hargeysa(UCID-Media Group) – Xisbi Mucaaridka UCID ayaa Qoraal Kasoo Saaray Imanshaha Xoghaye Niklos Key kaasi oo ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe waxaanu u dhignaa sidan: From: Ucid Party (Xisbiga Cadaalada Iyo […]

Continue reading …
Musharrixii 3-aad ee UCID ugu tartamaya golaha deegaanka Hargeysa oo noqday Cabdi

May 26, 2012 Hargeysa (UCID-Media Group)- Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina-Cagaweyne) oo ka mid dhalinyarada reer Hargeysa, ayaa shaaciyey inuu u sharraxan yahay Xildhibaannada golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa, isaga oo sheegay inuu ka sharraxan yahay Xisbiga mucaaridka ah ee UCID. Munaasibad si fiican loo soo agaasimay oo maanta loo sameeyey murrashaxa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina-Caga-weyne) oo […]

Continue reading …