Home » Archives by category » Video (Page 2)
Maanta Anigaa Ku Leh Aniga Oo Wax Dili Kara Urur Iga Dhigi Maysid Ee Sharciga Ku Soo Noqo ” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (UCID-Media) Maanta Anigaa Ku Leh Aniga Oo Wax Dili Kara Urur Iga Dhigi Maysid Ee Sharciga Ku Soo Noqo ” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo ka hadlay sannad guurada 20aad ee geeridii Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo ka hadlay sannad guurada 20aad ee geeridii Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe , oo diray hambalyadii Ciida, kana hadlay xadhiga suxufiyiinta xidhan.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , oo diray hambalyadii Ciida, kana hadlay xadhiga suxufiyiinta xidhan. Hargeysa (UCID-Media Group) “Madaxweynaha waxaan leeyahay xorriyadooda u soo celi suxufiyiinta xidhan si ay ehelkooda ula ciidaan..,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , oo diray hambalyadii Ciida, kana hadlay xadhiga suxufiyiinta xidhan.

Continue reading …
Guddoomiyaha UCID Oo Casuumay Suxufiyiintii Xorriyadooda Helay.

Guddoomiyaha UCID Oo Casuumay Suxufiyiintii Xorriyadooda Helay. Hargeysa (UCID-Media Group) Muuqaal : Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa xalay kulan afur iyo casho ah u sameeyay suxufiyiintii ku xidhnayd Hargaysa ee maanta dib u helay xorriyadooda. Waxaana kulankan kasoo qeyb-galay, masuuliyiin kamid ah hogaanka xisbiga, garyaqaanno, suxufiyiin iyo marti sharaf kale.

Continue reading …
“Muuse Biixi Talo iyo Wanaag midna ha ka sugina..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo caawa kulan afur iyo casho ah u sameeyay suxufiyiintii ku xidhnayd Hargaysa ee maanta dib u helay xorriyadooda ayaa halkaa ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo xasaasi ah Halkan ka Daawo

Continue reading …
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqii dabku ka kacay ee Waaheen.

Muuqaal:- Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqii dabku ka kacay ee Waaheen. Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Maayir ku xigeenka caasimadda Khadar Nuur, xubno kamid ah golaha deegaanka caasimadda iyo masuuliyiin kale. Gudoomiyaha oo halkaasi ka hadlay, ayaa sheegay in dhibka dhacay lagaga bixi-karo midnimo. Waxaa isna halkaasi […]

Continue reading …
Lacagtani waaa teeni, Ra’isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Lacagtani waaa teeni, Ra’isal Wasaare Rooble-na wuu Mahadsanyahay” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Hargeysa (UCID-Media Group) “Lacagtani waa teeni, waanu mahadsanyahay Ra’isal Wasaare Rooble maadaama uu inoo soo daaayay, lacagaha kale ee xanibanna ha inoo soo daayo” “Waa in la diinwaangaliyo dadkii waxyeelladu soo gaadhay, iyadoo laga talo-galinayo guddiyadii suuqaas, si aan cid kale u soo […]

Continue reading …
“Maxamuud Xaashi Iyo Buuni uma jawaabayo, waayo iyaga waxba nagama dhaxeeyaan, Muuse Biixi ayay wax naga dhaxeeyaan”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe……

“Maxamuud Xaashi Iyo Buuni uma jawaabayo, waayo iyaga waxba nagama dhaxeeyaan, Muuse Biixi ayay wax naga dhaxeeyaan”Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe……

Continue reading …
Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan

Nin horoo gabyaa yidhi Alle Doori Afkana Waa Yaqaan Waana Ka Agnaan Hargeysa(UCID-Media Group) Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta dhexe ee Xisbiga Ucid ee Magaalada Hargeysa ayaa kaga hadlay tacadiyo loo geystay weriyeyaal iyo hadalo ay jeediyeen xubno ka mid ah waftigii Madaxweynaha ee dalka Maraykanka joogay. […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Continue reading …
Mareyaha Hayada Dulimaad Yada Waa Lasoo Kalifay” Xoghayah Dhalinyarada Xisbiga Ucid Eng Mubarik Ahmed

Hargeysa (UCID-Media Group)Mareyaha Hayada Dulimaad Yada Waa Lasoo Kalifay” Xoghayah Dhalinyarada Xisbiga Ucid Eng Mubarik Ahmed “14 sanno oo maareeyuha Madaaradu Xil hayay Qaran, Qabiil iyo Xisbi toona waxba ma tarin oo gobol laga garanayaa ma jirto” “Hadalkiisii Shallayna wuxaa kamuuqday Maareeye naxsan oo aanay deganaani ka muuqan Oo Kalifan.” “Faysal Cali waraabe-na maaha nin […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay ka hadlay qoddobo xasaasi ah.

Hargeysa (UCID-Media Group) “Maxamed Kaahin Maah-maahdii uu Ku Maah-maahay Miyaanu Xasuusnayn Markii uu la dagaalamay Xukuumadii uu Wasiirka ka ahaa Ee Cabdiraxman Tuur””Muuse Biixi Waxaan leeyahay, Markaad kasoo noqoto Maraykan ayaa hadal inoo yaalla, ama dalka waynu wada yeelan, ama dhiigeennu kala qarsan”” Labadan Kornayl Waxay Is tuseen oo ay isku qanciyeen, in Muuse-na Muddo […]

Continue reading …
Guddoomiayaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Gabadhii Loo Diiday Kaadhka Dhalashada Iyo Arimo Xasaasiya…….

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiayaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Gabadhii Loo Diiday Kaadhka Dhalashada Iyo Arimo Xasaasiya…….

Continue reading …
Waftu uu hogaaminayo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada Sallaxley.

Hargeysa (UCID-Media Group) Waftu uu hogaaminayo Gudoomiyah Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa gargaar gaadhsiiyay barakacayaasha Degmada Sallaxley. Deeqdan ayaa isugu jirtay Biyo iyo Raashin, waxaana la gaadhsiiyay Boqol Qoys. Deeqdan waxaa bixisay Khadiija Foundation.

Continue reading …
Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku Samaysanay  (Xumba Wayne ) Waa Inga Fashilantay…Kuwii Imika Laga Soo Waday Geed Deeble In Ka Badan 60 Milyan Ayaan Filayaa, Waad Ogtihiinoo Waa Faanoole Fari Kama Qodna…..Waxaas Oo Dhami Waa Tayo Xumo Maamul Xumo,Aqoon Daro…. Aqoon Daro Cadaw Ka Wayni Ma Jiro Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa (UCID-Media Group) Dawlada Imaaraadku Ilaa 50 Milyan Ayey Ina Siisay Oo Aan Biyo Ku Samaysanay (Xumba Wayne ) Waa Inga Fashilantay…Kuwii Imika Laga Soo Waday Geed Deeble In Ka Badan 60 Milyan Ayaan Filayaa, Waad Ogtihiinoo Waa Faanoole Fari Kama Qodna…..Waxaas Oo Dhami Waa Tayo Xumo Maamul Xumo,Aqoon Daro…. Aqoon Daro Cadaw Ka Wayni […]

Continue reading …
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid  Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen  ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Ucid .

Hargeysa(UCID-Media Group) Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Ucid .

Continue reading …
Xisbiga UCID oo deeq Lacag ah gudoonsiyey Hooyo Siraad oo Muuqaaladeeda aad loo baahiyey……

Hargeysa(UCID-Media Group) Xisbiga Ucid oo deeq Lacag ah gudoonsiyey Hooyo Siraad oo Muuqaaladeeda aad loo baahiyey…… “Waxaanu U soo jeeddinaynaa masuuliyiinta ay khusayso ee if iyo akhaariba lagala xisaabtami doono in ay Dadka iyo dalkaba u naxaan”……………….Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen….

Continue reading …
Somalidan Mara-boobta Ah, Jabuuti Iyo Dawlada Deegaankaay Naga Fujiya…”

Hargeysa(UCID-Media Group) “Somalidan Mara-boobta Ah, Jabuuti Iyo Dawlada Deegaankaay Naga Fujiya…”“Abaar xun ba jirtee jeebka gacanta ha la galiyo oo dadkeena aan u gurmano….”Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Iyo Qoddobo Kale

Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Iyo Qoddobo kale MUUQAAL:- Guddoomiyha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo warbaahinta kula hadlay Hargaysa, ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Militariga Somaliland, sannad guurada 28aad ee kasoo wareegtay aasaaskooda.Sidoo kalena, Guddoomiyuhuu wuxuu soo dhaweeyay, bayaankii kasoo baxay wadamada Somaliland […]

Continue reading …
“Dugisaga Faarax Oomaar Waxa Ka Muuqata Baylah Badan” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Booqday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar……

Hargeysa(UCID-Media Group)”Dugisaga Faarax Oomaar Waxa Ka Muuqata Baylah Badan” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Booqday Dugsiga Sare Ee Faarax Oomaar……

Continue reading …
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid  Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen  oo Faahfaahiyay kulankii Maanta ee Labada Xisbi Iyo Danjirayaasha Beesha Caalamka.

Hargeysa(UCID-Media Group)Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Sheikh Ibrahin Cabdi Xuseen oo Faahfaahiyay kulankii Maanta ee Labada Xisbi Iyo Danjirayaasha Beesha Caalamka.

Continue reading …
Munaasibad lagu Taageerayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen

Hargeysa (UCID-Media Group)Munaasibad lagu Taageerayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen.

Continue reading …
“Xisbiga UCID Wuu U Cadaalad-sameeyay Dhamaan Bulshada Somaliland, Deegaan Aan Ka Sharraxnayn Xisbiga Ma Jiro, Sababtuna Waa..,” Ku Xigeenk Xoghayaha Guud ee Xisbiga C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax.

Gabiley (UCID-Media Group) “Xisbiga UCID Wuu U Cadaalad-sameeyay Dhamaan Bulshada Somaliland, Deegaan Aan Ka Sharraxnayn Xisbiga Ma Jiro, Sababtuna Waa..,” Ku Xigeenk Xoghayaha Guud ee Xisbiga C.naasir Yuusuf Cismaan Qodax.

Continue reading …
Ku xigeenka xoghaya guud ee Xisbiga Ucid ahna musharaxa golaha wakiilada gobolka Maroodijeex Siyaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan “Qoddax” ayaa Hadhimo sharafeed ku maamuusay qaar kamid ah Siyaasiyiinya waaweyn ee JSL iyo Haldoorka dalka.

Ku xigeenka xoghaya guud ee Xisbiga Ucid ahna musharaxa golaha wakiilada gobolka Maroodijeex Siyaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan “Qoddax” ayaa Hadhimo sharafeed ku maamuusay qaar kamid ah Siyaasiyiinya waaweyn ee JSL iyo Haldoorka dalka. Waxaa kasoo qayb galay Siyaasinta kala ah. Ismaaciil Hurre Buubaa.Cali Yuusuf (Cali-guray)Maxamuud Xaashi Cabdi.Maxamed Cabdi Gabboose.Cabdicasiis Maxamed Samaale.Xuseen Cabdi Ducaale.Maxamed Nuur Carraale […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti u hogaaminayo ayaa magaalada wajaale kaga qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay laba musharax oo kala sharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley taasi oo siwayn loo soo Agaasimay

Wajaale (UCID-Media Group)Sawiro:-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti u hogaaminayo ayaa magaalada wajaale kaga qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay laba musharax oo kala sharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley taasi oo siwayn loo soo Agaasimay

Continue reading …
Xisbiga Ucid Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Siciid Axmed Cumar.

Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad Ee Xisbiga Ucid Saciid AxmedCumar Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Continue reading …
Soo Dhaweyntii Saaka Guddoomiyaha  Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Walaacii Uu Ka Muujiyay Xaalada Dalka .

Hargeysa( UCID-Media Group) Soo Dhaweyntii Saaka Ee Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Walaacii Uu Ka Muujiyay Xaalada Dalka . Awooda ugu sareysa ee dalku waa shacabka…… Ninka Qaawanow Dhar Xidho

Continue reading …
Maanta: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Muwaadinad Ku Nool Magaalada Burco. Gudoomiyaha ayaa maanta booqasho ku tagay Suuqa Xoolaha iyo Sayladda Xoolaha.
Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Eng Cali Xuseen Oo Ka  Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah  Dhacdada Ceelafweyn Iyo Dib U Dhaca Doorashooyinka

Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah Dhacdada Ceelafweyn ee Soo Jiitantay Dusha Waxay ka saaran tahay Xukuumadda Somaliland ee Kulmiye Waxayna ka markhaati kacaysaa Hogaan Xumada Jirta, Dalku wuu Sii socdaa Waanu Furfurmayaa” Hadii aad dowlad shaqaynaysa tahay waa in aad awood dowladeed ku […]

Continue reading …
Guddoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo  qoddobo  badan oo xaasaasi ahkaga hadlay”

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo qoddobo badan oo xaasaasi ahkaga hadlay” “..Iima sina nin maamulka xumeeyey oo aan lee yahay waar hagaaji iyo nin doonaya in uu af-gambiyo, iima sina…..” “Xaaladii deg dega aheyd ee gobalka Sanaag waxay ahayd Nasiib Daro Iyo go’aan lagu deg degay fool xumo-na Somaliland […]

Continue reading …
Page 2 of 3123