Home » Archives by category » Xulashada Wararka Xisbiga UCID (Page 26)
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Hussein Oo Hambalyo U Diray Guud Ahaan Shacabka Somaliland Hargeysa (UCID-Media Group)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray guud ahaan shacabka Somaliland munaasibadda Xuska 18 May awgeed. War-murtiyeed kooban oo uu Guddoomiyuhu ka soo saaray magaalada Hargeysa, ayuu umadda Somaliland ugu rejeeyay in ay […]

Continue reading …
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedka Safar Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa, Wareejinta Dekeda Berbera, Maamul Goboleed Gobolka Sanaag Lagaga Dhawaaqay Iyo Arimo Kale+Sawiro Iyo Muuqaal

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Ujeedka Safar Uu Ku Tagay Dalka Dibadiisa, Wareejinta Dekeda Berbera, Maamul Goboleed Gobolka Sanaag Lagaga Dhawaaqay Iyo Arimo Kale+Sawiro Iyo Muuqaal Hargeysa(UCID-Media Group):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u danbeeyeyba safaro shaqo  ugu maqnaa dalka dibadasiii […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada

Gudaha Ka Eeg :Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Kana Hadlay Qodobo Xasaasi Ah + Daawo Sawirada Hargaysa(UCID-Media Group)- Guddomiyaha XIsbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa saaka dib ugu soo laabtay dalka ka dib safaroo uu ugu maqnaa dalka dibaddiisa . Waxaana Guddoomiyaha Magaalada Hargaysa […]

Continue reading …
Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:-

Gudaha Ka Eeg :Xaflad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Sagootinayo Guddoomiyaha Ucid Oo Xalay Ka Dhacday London + Sawiro:- Hargeysa (UCID-Media Group) Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa xaflad casho sharaf oo lagu soo dhawaynayey Xubno Cusub oo misaan ku leh Gayiga Somaliland ku soo dhaweyey Xafladan oo ka duwan xafladahii hore ayaa waxa goobta lagu […]

Continue reading …
{Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex Maray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Kuna Tilmamay Heshiis Taariikhiya Oo Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Wadanka Wax Badan Ka Tari Doona.

{Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay Heshiiska Dekedda Berbera Ee Dhex Maray Somaliland Iyo Imaraadka Carabta Kuna Tilmamay Heshiis Taariikhiya Oo Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda Wadanka Wax Badan Ka Tari Doona. Hargeysa (UCID-Media Group):- {Halkan Ka Daawo Wareysi Gaar ah} Guddomiyaha Xisbiga-UCID Oo Si Mug Leh Uga Hadlay […]

Continue reading …
Halkan Ka  Daawo:Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID  Cabdiqaadir Ibrahim Salaf Kabtanka Oo Dadweynaha Ku Gobolka Moroidi jeex Ku Dhiiri Galiyey In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Halkan ka Daawo:Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID Cabdiqaadir Ibrahim Salaf Kabtanka Oo Dadweynaha Ku Gobolka Moroidi jeex Ku Dhiiri Galiyey In Ay Qaataan Kaadhka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Continue reading …
GUDDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD :

GUDOOMIYAHA UCID EE MA DAALAHA AH ENG FAISAL ALI HUSSEIN OO SHEFIELD U IMANAYA HAWLIHII ICTIRAAFKA ISAGOO MARTIQAAD KA HELAY GOLEHA DEGAANKA SHEFIELD : Hargeysa (UCID-Media Group)Guddoomiyahani waa gudoomiye u heelan danta qarnka Somaliland oo ay ku suntantay jeceylka uu dalka hooyo u qabo , waa dal loo dhibay isaga aawadii waa dal loo xidhay […]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay

Tuesday, August 19th, 2014 | Posted by admin Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Oo Warqad Qoraal Ah Gaadhsiiyay Nicholas Kay Aug 19, 2014 Hargeysa(UCID-Media Group) – Xisbi Mucaaridka UCID ayaa Qoraal Kasoo Saaray Imanshaha Xoghaye Niklos Key kaasi oo ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe waxaanu u dhignaa sidan: From: Ucid Party (Xisbiga Cadaalada Iyo […]

Continue reading …