Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa.

Filed under: Wararka |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa.

Waxaana soo dhawayntiisa ka qeyb qaatay Taageerayaal Tiro badan, madax dhaqameed, waxgarad, dhalinyaro haween iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *